Daawo:Kulankii Dhexmaray Laftagareen iyo Odayaasha Dhaqanka Deeganka Soomaalida

Laftagareen

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Laftagareen oo maalintiisii 2aad booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ayaa la kulmay odayaal-dhaqameedka Deegaanka Soomaalida oo ay ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka iskaashi iyo midka amni ee labada shacab.

Sida oo kale masuulka ayaa la kulmay maamulka Jaamacadda Jigjiga. Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga Dr. Bashiir C/laahi ayaana ugu deeqay 30 arday oo (scholarship) wax uga baran doona jaamacadda.

1 Comment

  1. Md Madaxweyne Abdulaziz Lafta gareen waa u hogaansanaa Madaxdiisa heer Federal Somalia laakiin qadarintiisii waxaa loo arkay daciifnimo laakiin waxay ahayd geesinimo iyo gobonimo tii ugu sareysay. Waxaa loogu badaley in la iskudayo in Maamulkii lagu soo daayo Laguna soo hubeeye ninan argagixiso qaatilliin ah oo Roobow abu Mansuur iyo Warlord Aadan Madoobe horboodayaan. Lafta gareen oo madaxda Maamul goboleedyada ugu wanaagsanaa Waxaa lagu qasbay inuu isdifaaco oo asna dariska ku cararo. MOORYAAN iyo QOWLAYSATO WAX INAY BOOBAAN, WAX DHACAAN IYO WAX DILAAN MAAHANE AAN WAX KALE AQOON AYAA YIMID EE WAA INUU KA GAASHAANTAA. WALAAHI INAYSAN XISHOONEYN OO JOOGNAYN HADAYSAN KAA BAQAYN…. Md Guuleyso Waxaa isku difaaci lahayd ha ka xishoon.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.