Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib-udhiska Buundada 1-aad ee Israac oo dhexmarta degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab oo ay ka muuqato burbur.
Dhismaha mashruucan oo uu fulinaayo maamulka Gobolka Banaadir ayaa sida uu qorshuhu yahay lagu dhisi doona muddo ku siman 30-Cisho si loo muujiyo bilicda waddadan oo Halbowla u ah isku socodka degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab
Leave a Reply