Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Kaariye Qoorqoor, gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug, labada gole ee Dowladda Galmudug, maamulada gobolada Mudug iyo Galgaduud iyo gudoomiyayaasha qaar ee degmooyinka Galmudug ayaa shacabka iyo maamulka degmada Cadaado kala qeyb galay munaasabadda 14 Agoosto oo ku beegan 16 guuradii ka soo wareegatay markii la aasaasay Dowladda Galmudug.
Leave a Reply