Daawo:Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed oo qaab Casri ah loo dhisay

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Koonfur Galbeed oo qaab Casri ah loo dhisay.

1 Comment

  1. Waxan ubahanay macalimin waxan nahay
    Dad bila macalin ah waxan ku nool nahay
    Washaqo marka waxan ka codsanayna dowllada konfur gallbed inay naga cawiso dhanka waxbarashada thanks all

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.