Wasiir Fiqi oo loo Xilsaaray Qaybinta Gargaarka Loogu Talagalay abaaraha

fiqi

Wasiiru Dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Jaamac Gaani ayaa galalka gargaarka iyo meereynta Musiibooyinka ku wareejiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Axmed Macalin Fiqi.

Wasiir Gaani ayaa sheegay ujeedka loogu wareejiyey galalka gargaarka, Wasaaradda Arrimaha Gudaha in ay tahay sidii loo dardargelin lahaa gurmadka abaaraha oo Xukuumaddu ay ahmiyad gaar ah siinayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.