Guddoomiyaha Hiiraan oo Shabaab ku tilmaamay Waxuush aan Diin ku dhaqmayn

cali jeyte

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo maalmihii dambe ku macnaa dagaal ka dhana kooxda argagixisada shabaab ayaa markuu kusoo noqday Magaalada Baladwayne waxaa uu ka warbixiyey waxuu kusoo arkay goobihii shabaab laga saaray.

Guddoomiye Cali Jeyte ayaa sheegay “Shabaab bini’aadannimo ma ogola, Muslinimana ma ogola been ayay ka sheegayaan diinta Islaamka”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.