Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay Elaboor diyaaradeed oo halkaas laga hirgalin doono.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha Elaboorkaan uu muhiim u yahay bulshada Magaalada waxa uuna ugu baaqay dhammaan shacabka degmada inay u istaagaan dhismaha Elaboorkaan.
Leave a Reply