
Wasaaradda Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) oo uu waheliyeo Guddomiyaha Gobolka banaadir iyo wasiirka Cadaalada Soomaaliya ayaa indhahooda kusoo arkay Bur-burka iyo khasaarah ka jira gudaha dhismaha hotelka Xayaat.
Wasiirka Amniga XFS oo ka hadlay weerarkii Hotel Xayaat ayaa sheegay inay khasaarihii dhacay ku sameynayaan qiimeyn, si dowladdu u garab istaagto dhibanayaasha, Waxaa kaloo intaas ku daray wasiirka inay dowlada Soomaaliya wax wayn ka qaban doonto Amniga.
Leave a Reply