
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa daahfuray kulan wadareedka Golaha wasiirrada xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si ay isula lafa-guraan una wadagaan howlaha mudnaanta u leh Qaranka iyo habka loo xoojin karo wadashaqeynta wasaaradaha iyo hay’addaha kala duwan ee dowladda.
Kulanka oo soconaya muddo laba maalin ah ayaa lagu lafa-gurayaa howlaha mudnaanta u leh xukuumadda Dan-Qaran iyo habka loo xoojin karo wadashaqeynta wasaaradaha iyo hay’addaha kala duwan ee dowladda.
Leave a Reply