Ciidamada Amaanka Beydhabo ayaa maanta Toogtay shaqsigii ka danbeeyay dilka Wasiirkii hore cadaalada maamulka KGS sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur, waxaana Toogashadiisa ka qayb galay dadwayne tirabadan iyo Masuuliyiin kala duwan.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply