Dhaawacyo la gaarsiiyey cisbitaalka Degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dib dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Qorraxeey ee Deegaanka Soomaalida.
Agaasimaha isbitaalka Degmada Balanballe Cabdinaasir Bashiir Guuleed ayaa BBC-da u warramay dhaawacyada halkaas la geeyey.
Leave a Reply