khaladaad caafimaad oo tira badan ayaa ka dhaca Isbitaalada Soomaaliya kuwas oo iskugu jira dad si xun loo qalay, dhaqaatiir aan Khibrad caafimaad lahayn oo dadka daaweeya iyo dad gada Daawooyin aysan aqoon waxay yihiin iyo sida loo kaydiyo.
Hoos ka dhagayso Barnaamijka Bandhigga VOA oo looga hadlay baahida loo qabo sharci wax ka qabta qaladaadka ka dhaca dadka sheeganaya dhaqaatiirta.
Leave a Reply