
Wararka ka imaanaya deegaanada Galmudug gaar ahaan Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ka geystay Weeraro iyagoo bartilmaameedsanaya Ateenooyinka shirkadaha isgaarsiinta,Baraagaha Biyaha iyo Ceel-biyoodyadd
Argagixisada Al-shabaab ayaa burburiyey xarumo isgaarsiineed,ceelal biyoodyo iyo baraago ku yaalay deegaannada kala ah Cadakibir, Qaayib iyo Maarsamage oo hoos-taga Degmadda Baxdo.
Wararka ayaa sheegay in kooxdaasi ay isaga baxsadeen deegamaadi ay weerareen,waxaana maqan isgarsiinta degmada Baxdo iyo degaamada hoostaga.
Leave a Reply