Munaasabad lagu maamusayay Sanad guuradii 3-aad ee kasoo wareegatay magacaabista Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa lagu qabtay Aqalka Dowlada Hoose Xamar.
Munaasabadan ayaa sidoo kale aheyd mid lagu soo bandhigaye waxqabadka mudada Sadaxda sano ee uu Xafiiska joogo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish.
Leave a Reply