Beel Ku eedaysay Xasan Sheekh in uu kaga baxay balan qaadkii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Beesha Galmaax Yoonis oo ka mida ah Beelaha Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh in uu kaga baxay balan qaadkii ahaa in la siindoono Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, kaas oo Maanta loo Magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.