Sawiro:Madaxweynaha Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

qoorqoor

Madaxweynaha maamulka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowladda Galmudug, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdiga ka socda Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin mashaariicda hormarineed, aminiga iyo abaaraha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.