Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa Hay’adaha Dastuuriga ah ee Dawlad Gobaleedka Galmudug ka dhigay mudo xileedkooda 5 Sano.
Mudo kordhintaan ayaa ka dhigan in muddo hal sano loo kordhiyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, isla markaasna muddo xileedkiisa laga dhigay shan sano.
Hindisahan la horgeeyay Baarlamaanka ayaa waxaa oggolaaday 56 xildhibaan, sida uu ku dhowaaqay Guddoomiyaha Golaha.
Leave a Reply