
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, ahna u qaybsanaha Gargaarka Bani’Aadannimada Adam Abdelmoula iyo Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobay ee UNSOM, FAO, WFP, UNDP, IOM, UN JPLG, WHO, ILO, UNICEF, UN- Habitat, UNIDO, UNDSS iyo UN Women
Madaxweynaha ayaa Hay’adaha Qaramada Midoobay ka dalbaday in ay dardargeliyaan arrimaha safamalka, Gurmadka abaaraha, xasilinta, iyo horumarinta barnaamijyada arrimaha bulshada.




Leave a Reply