Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo dhaweyn balaaran oo aan kala go’ lahayn loogu sameeyey dhammaanba magaalooyinka iyo degmooyinka ku teedsan waddada isku xidha Burco iyo Berbera, waxana ay goor dhaweyd soo gaadheen magaalada Burco, halkaas oo ay Kumannaan kamid shacabka reer Burco si ballaadhan ugu soo dhaweeyeen.
Leave a Reply