
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay abaaraha baahsan ee ka jira qeybo ka mid gobolada dalka ayaa waxaa uu baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed iyo hay’addaha deeqda bixiya in ay sii laba jibaaraan dadaalada lagu samata bixinaayo dadka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saamayeen.
Leave a Reply