
Taliska Ciidanka dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in la furay wadada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburde, oo muddo ku dhow 13 sannp u xerneyd kooxaha argagixisada Al Shabaab.
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Janaraal Biixi ayaa sheegay in hada ay wadaan howlgalo wadada looga saarayo miinooyinka ay ku aaseen argagixisada.
Leave a Reply