Taliyihii Hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Xildhibaan Mahad Cabdirahmaan Aadan oo kusoo biiray Dagaalka looga soo horjeedo shabaab ee kasocda Koonfurgalbeed ayaa Shacabka iyo Ciidanka Ku booriyay in ay si Wadajir ah iskaga Qaadaan Dhibaatooyinka kooxda al-shabaab.
Leave a Reply