
Dawladda Itoobbiya ayaa Madaxweyne Hassan Sheekh markuu ka dagay garoonka diyaaradaha Magaalada Addis Ababa waxay kusoo dhaweeyeen hees aan ahayn tii calanka Soomaaliya balse badalkeeda waxay u tumeen heestii ahayd (Guuleed Hurdoow keenee gardaran?) taas oo gaf ku ah qaranka Soomaaliyeed.
Leave a Reply