Wasiirka Amniga Qaranka XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa ka hadlay howlgalkii uu maanta ku shahiiday Allaha Unaxariisto Janaraal Farxaan Maxamud Aden (Qaroole) iyodhibaatadii shabaab saaka ka gaysteen deegaanka Garileey oo dhanka Koofur ka jirta magaaladda Ceelwaaq, oo ay ku dileen 12 ruux oo shacab ah, sido kale ay gubeen ceel biyood dadka deegaanka si isku tashi ah ay ku dhisanayeen markii ugu horeysay.
Leave a Reply