Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2022

xasanshekkh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay dalka Itoobiya

28th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu ambaba-baxay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u ah […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa Muqdisho ka Daahfuray Barnaamijka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya

27th September 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Mideysan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo ay […]

fiqi

Daawo:Ciidamo Daacad u ah Fiqi oo ka gadoodsan awood qeybsiga Galmudug ayaa xiray kontarool ku yaalla Gaalkacyo

27th September 2022 admin 0

Ciidamo gadoodsan oo daaacad u ah wasiir Fiqi ayaa Xirtay koontaroolka Gaalkacyo ee Galmudug Waxayna yihiin Beel kamid ah Beelaha daga Galmudug kuwaas Cadaalad darro […]

Shaakir

Dhageyso:Sheekh Shsakir “Dagaalka Shabaab igu Sawir Ma ahan ee waa in loo dhintaa”

27th September 2022 admin 0

Sheekh Shaakir oo ka hadlaayey dagaalka lagula jiro kooxda argagixisada Alshabaab ayaa waxuu madaxda Dowlada ee furimaha Dagaalka u tagay in lagu Masawiro ugu baaqay […]

farah

Daawo:Faarax Macallin ayaa Xasan Shiikh ku eedeyey inuu Qabiil hubaynayo Amniga halis ku yihiin

26th September 2022 admin 0

Xildhibaan Faarax Macallin oo kamida Xildhibaanada Dowlada Kenya ayaa sheegay inay Dowladda Xasan Shiikh hubayneyso Qabiil, Macawisleydana ay halis ku yihiin ammaanka dalka Soomaaliya.

asluub

Daawo:Xildhibaan Shube oo Kusoo biiray Dagaalka Looga Soo horjeedo Shabaab

26th September 2022 admin 0

Taliyihii Hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Xildhibaan Mahad Cabdirahmaan Aadan oo kusoo biiray Dagaalka looga soo horjeedo shabaab ee kasocda Koonfurgalbeed ayaa Shacabka iyo Ciidanka […]

cali jeyte

Sawiro:Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Ciidan uu hoggaaminayo ayaa gaaray Buula-burde

26th September 2022 admin 0

Wasiiro, Xildhibaanno ka mid ah Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobolka Hiiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan, Taliyaha guutada 5-aad […]

dagaal

Sawiro:Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Baay

26th September 2022 admin 0

Ciidamada xogga dalka iyo  kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Argagaixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula Jadiid, Mataani, Uusli iyo Busley […]

shuuriye

Outlandish Claims by Somalia National Security Advisor

25th September 2022 admin 0

Hussein Sheikh-Ali, Somalia’s National Security Advisor makes some outlandish claims about the renewed intensified violence in the country. Claims were made in a Twitter Space […]

boliis

Daawo:Booliiska oo soo Qabtay Haweenay gabar yar Jirdil U gaystay

25th September 2022 admin 0

Taliska Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay haweeneey si arxan daran u garaacday gabar yar oo baraha bulshada muuqaalkeeda aad loogu faafiya, Taas oo ka caraysiisay […]

xamse

Sawiro:Ra’iisulwasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda Save the Children

25th September 2022 admin 0

Ra’isul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka socda Hay’adda Bedbaadada Carruurta ee Save The Children oo uu hoggaaminayey […]

qorax

Shabaab oo Qarax la Beegsaday Dhaliyaro Ciidanka Xagaa

25th September 2022 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Argagixisada Shabaab saaka ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho. Qaraxa oo si […]

Xasan

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay martiqaad uu u sameeyay madaxweynaha Mareykanka

25th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale ka […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Gudoomiye Aadan Madoobe oo Kulan La Qaatay James Swan

24th September 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amb. […]

ciidan

Ciidamada Xooga Dalka oo hawgal Lagu Baacsanayo Shabaab ka sameeyey Gedo

24th September 2022 admin 0

Ciidanka Xoogg dalka Soomaaliya ayaa Howlgalo lagu baacsanayo argagixisada Alshabaab ka sameeyey Tuulooyin hoos yimaada Degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Posts pagination

« 1 2 3 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes