
Musharaxa Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in tallaabadii shalay Golaha Guurtida Somaliland qaadeen aheyd fool-xumadii ugu weyned ee soo martay intii ay qaateen nidaamkan Axsaabta badan.
Leave a Reply