
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya General Cabdqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay maamul goboleedyada inay isku gurmadaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, Wuxuu sidoo kale saraakiisha ciidanka kula taliyay inay ku ekaadan doorkooda hoggaamineed kadib dhimashadii General Farxaan Qaroole.
Leave a Reply