Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabele mudane Yusuf Ahmed Hagar ayaa weerar bahalnimo ah ku tilmaamey mashaqadii ka dhacday Magaalada Baladweyn waxa uuna sheegey ineysan bulshada ka niyad jabin doonin dagaalka ka dhanka argagixisada baneystay dhiiga dadka soomaaliyeed.
Leave a Reply