Ergayga Abaaraha oo Hotel London ku yaala ku kireeyey £10,000 si uu ula Kulmo Jaaliyada London

shakuur

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Magaalada London ee dalka Uk waxuu ka kireeyey Hotel ay hal habeen ku baxday Kiridiisa Toban kun oo ah Giniga Ingiriiska si uu ula kulmo qaar kamida jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London.

Hotelka uu kiraystay ergayga abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waxaa la yiraahdaa Millennium Gloucester Hotel London Kensington.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.