Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Kenya ee Soomaaliya

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Muqdisho, Thomas Chepkuto.

Kulanka Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjiraha Kenya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada waddan ee deriska ah ee Soomaaliya iyo Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.