Wasiirkii Gaashaandhiga ayaa Raali Galin ka Bixiyey Aflagaado uu u gaystay Madaxwayne Laftagareen

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo soo Safar kusoo gaaray Magaalada Baydhabo,

Wasiirka Gaashandhiga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa marka hore Madaxwayne Laftagareen uga Mahad qaabilaadiisa, waxuuna wasiirka Gaashaandhiga Raali galin buuxda ka bixiyey hadalo gaf ah oo wasiirka hawada u mariyey Madaxwaynaha koonfurgalbeed.

Kulanka Madaxweyne Laftagareen, Wasiirka Gaashandhiga iyo Taliyaha Xooga Dalka waxaa kaloo looga hadlay Xoojinta Howlgalada lagu Ciribtirayo Argigixisada Al-shabaab iyo sidii looga sifeyn lahaa guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.