Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirweyne ay Beesha Caalamka iyo Dowladda Puntland isugu yimaadeen.
Shirkaa oo ay kasoo qeybgaleen wafdi ka socda saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka oo uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, ayna qeyb ka yihiin Safiirada Maraykanka, Ingiriiska, Sweden, Midowga Africa, Midowga Europe, Norway iyo IGAD.
Leave a Reply