Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe ayaa sheegay in laba nin oo degmada Kaaraan askari ku dishay ay qabteen shacabkii goobta ka dhawaa, iyagoo ku wareejiyey ciidamada ammaanka.
Labada dhagar qabe ayaa waxaa la wareegay Ciidanka Amaanka ayaga iyo hubkii ay wateen, waxaan la horgayn doonaa Maxkamad Awooda u leh, Ilaahay idiinkii.
Leave a Reply