
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiran, xilli uu sii labo-lixaadsanayo halganka ummadda ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada.
Ra’iisalwasaare Xamse ayaa Baladwayne saan ka yiri “Haddii ay jirto Muslinimo, haddii ay jirto Soomaalinimo – dadka Soomaaliyeed waa inay Beledweyne imaadaan.”
Leave a Reply