Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo dhaweeyey Dhalinyaro Itoobiyaan ah oo uu Soo diray Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Si ay Geedo ugu beeraan Soomaaliya, waxaana garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyey Safiirka Itoobiya iyo wasiir Dowlaha Wasaarad Deegaanka Soomaliya Aadan ibraahim Hirsi.
Leave a Reply