Deni oo Madaxwayne Laftagareen kusoo dhaweeyey Garacad

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Deeganka Garacad ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni Goliyaasha Dowladda iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Madaxweynaha kuso dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Deeganka Garacad ee Puntland.

Socdaalka Madaxweyne Laftagareen ee Deeganka Garacad ayaa ah ka qeybgalka Furitaanka Dekeda cusub ee laga dhisay Deegaankaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.