
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxdo la wareegay deegaanka istaraatiijiga ah ee Masaajid Cali-guduud ee gobolka Shabeelaha dhexe, sidookale waxaa argagixisada laga saaray deegaanka tuulooyinka Quruc Madoobe iyo Aqabduc oo isla gobolka ah sida uu Radio Muqdisho u sheegay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Gen Cabdullaahi Cali Caanood.
Leave a Reply