
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka oo sabti ah waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi oo dilay Wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska Cabaas C/llaahi sheekh Siraaji.
Marxuum wasiir Cabaas ayaa 3-dii bishii May ee sanadkii 2017, u dhintay rasaas ay fureen ilaalada hanti-dhowrkii guud ee xilka laga qaaday Dr. Nuur Faarax Jimcaale.
Leave a Reply