Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo safar shaqo ku tagay dalal ka tirsan qaaradda Yurub ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay waxaana garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Magaaladda Muqdisho kusoo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha sahcabka iyo siyaasiyiin kale.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa faahfaahin ka bixiyay kulamadii uu lasoo qaatay madaxda dalalkii uu safarada ku tagay.
Leave a Reply