Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa gaaray isbitaalka Ex-Digfeer ee magaaladda Muqdisho, kaasi oo lagu dabiibayo qaar kamid ah dhaawacyada qaraxyadii shalay ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa dhiigooda u bixiyay dhiigooda shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay qaraxyadii shalay kooxaha Khawaarijta ah ay la beegsadeen dadka Shacabka ah.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga ay mar kasta garab taagan yihiin Shacabkooda Soomaaliyeed.
La wadaag cid kale
Leave a Reply