Koox dhallinyaro ah oo Wasaaradda dhallinyaradda iyo cayaaraha ay isku duba riday ayaa maalintii labaad wada gurmadka dadkii ku waxyeloobay musiibadii Zoobe.
Kooxdan dhallinyaradda ayaa dadweynaha ugu baaqaya inay Isbitaalada tagaan oo dhiig ku deeqaan halka qaarkoodna ay gurmad cunto, dhar iyo gurmad kale oo deg deg ah ururinayaan.
Dowladda iyo Shacabka muqdisho ayaa si wada jir ah ugu gurmaday shacabka soomaaliyed oo kooxda khawaariju ku xasuqeyn isgooyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.
La wadaag cid kale
Leave a Reply