Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2022

doodisho

Wasiirka Amniga oo la kulmay wasiirada Aw-qaafta heer federaal iyo heer dowlad goboleed

28th October 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS iyo […]

Diyaaraddaawo

Degmada Ceelwaaq ayaa La Gaarsiiyey Deeq aad U yar oo ka timid Dowlada Soomaaliya

28th October 2022 admin 0

Hey’adda Gargaarka maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ayaa Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo gaarsiisay laba diyaarad oo wada Gargaar si dadka abaaraha sameenta ku yesheen loogu qeybiyo.

deni

Deni iyo Ra’iisalwasaare Xamse oo Kulan u Gaara ah Muqdisho ku Yeeshay

28th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xalay la kulmay  Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha […]

boliisgalmudug

Galmudug oo Tobabar Usoo Xirtay 200 oo Askari oo Boliis ah.

27th October 2022 admin 0

Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo 3-bilood […]

shabab

Akhriso:Magacyada Madaxda Alshabaab ee Maraykanku Shaaciyey

27th October 2022 admin 0

Bayaan dhawaan kasoo baxay Mareykanka, oo lasoo dhigay bogga wasaaradda Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Washington ayaa lagu shaaciyay magacyada rag mas’uuliyiin sarsare ka ah Al-Shabaab […]

xamse

Sawiro:RW Xamse oo qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee taageera Soomaaliya

27th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee taageera Soomaaliya (UNSOS) Lisa Filipetto. Ra’iisul […]

qoorqoor

Wasiir Fiqi iyo masuuliyiin kale oo Madaxwayne Qoorqoor kusoo dhaweeyey Muqdisho

26th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha […]

juweeriya

Daawo:Marxuumad Juweeriya Maxamed ayaa Lagu aasay Maanta Magaalada Jigjiga

26th October 2022 admin 0

Allaha unaxariisto waxaa xabaalaha Qoor-dheere lagu aasay marxuumad Juweeriya Maxammed Ibraahin (Subcis) oo ka mid ahayd Golaha Xildhibaannada DDS, ahaydna xubin ka mid ah Golaha […]

xamse

RW Xamse oo daah-furay qorshaha horumarinta korontada oo Ku Baxayso 150 Milyan

26th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha hormarinta korantada dalka oo qayb ka ah qorshaha xukumadda ee tiirka Horumarinta […]

deni

Madaxwayne Deni oo Taliyaal Ciidan Magacaabay

26th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 77 ee 26-da Oktoober 2022, kuna saabsan magacaabid. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu […]

laftagareen

Sawiro:Laftagareen oo Kulan La qaatay Wafdi kasocda Maraykanka

26th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Safaarada Mareykanka oo Maanta Baydhabo soo […]

xamse

Sawiro:’Riisul Wasaaraha XFS oo sagootin hoygiisa ugu sameeyay Safiirka Qadar ee Soomaaliya

26th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa casho sharaf sagootin ah hoygiisa ugu sameeyay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Xasan Bin Xamsa […]

doodisho

Wasiirka Amniga oo Sheegay inay Muqdisho ku jiifto kuna soo toosto dhiiga Boliiska Soomaliyeed

25th October 2022 admin 0

Wasiirka Wasaarada Amniga Xukuumada Federaalka ah Soomaaliya Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodisho” ayaa ka hadlay shaqada ay boliiska Soomaliyeed umada u hayaan.

Xamze

RW Xamse Booliska waa inay sugaan amniga koobaha laga saaray Shabaab

25th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka hadlay doorka ciidanka Booliska Soomaaliyeed kaga aaddan deegaannada laga xorreeyey argagaixisada, ayaa ku booriyey in kaalintooda sugidda nabadgelyada […]

jamesswan

Madaxwayne Xasan oo Kulan Sagootin ah la qaatay James Swan

25th October 2022 admin 0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes