
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamase Cabdi Barre oo la sheegayo inuu dhawaan Safar ku tagi doono gobolka Gedo ayaa waxuu ka hadlay sida uu u qaabili doono arrinta Jubaland oo khilaaf wayn ka jiro.
Xamse Cabdi Barre wuxuu sheegay in Jubaland ay kamid tahay meela uu mad-madowga ka jira isla markaana ay tallaabo kasta ay qaadayaan ay noqon doonto sidii lagu heshiisiin lahaa Axmed Madoobe iyo Shacabka jubbaland gaar ahaan kuwa gobolka Gedo.
Leave a Reply