Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir ayaa kahadlay Qarax Dayniiile

caliyare

Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir ahna Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka qaraxii soobe ee Gobolka Banaadir Cali yare ayaa kahadlay Qarax ka dhacay maanta Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.