Beesha Cayr oo Madaxwayne Xasan ka Codsatay in Kursiga Cali Yare ku fadhiyo aan laga Qaadin

caliyare

Qaar kamid odayasha dhaqanka Beesha uu kasoo jeedo godoomiye kuxigenkii amniga iyo siyaasada gobolka banaadir Cali Yare oo shir ku yeelatay Muqdisho ayaa ka codsaday madaxweynaha Soomaliya inuu kursigaasi udaayo Cali Yare Cali.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.