
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku qotoma ukuura-gelida Xaalada Degmada Dhinacyada Amniga,Saamaynta Abaarta iyo Dhiiragelinta Ciidanka iyo Dadka Deeganka oo u diyaar Garoobey Bilaabida howlgallo Cadowga Khawaarijta Alshabaab lagaga Xureynayo Goobaha ay kaga dhuumaalaysanayaan Deeganada Koonfur Galbeed.






Leave a Reply