
Wasiirka Wasaarada Waxbarasha Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ujeedka laga lahaa Qaxaas.
Wasiir Faraax Cabdiqaadir ayaa yiyri Weerarkii 29-ka Oktoobar waxaa lagu soo qaaday Waxbarashada Soomaaliya, waxayna Khawaarijtu rabeen in ay Niyad Jabiyaan Ardeydeenna”.
Leave a Reply