Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Al Shabaab kala wareegay deeggaanka Waxbo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka badan ay shacabka ku dhibaateyn jireen argagixisada.
https://www.facebook.com/plugins/video.php?height=314&href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1681782388884670%2F&show_text=false&width=560&t=0Gen. Cabdullaahi Cali Caanood Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo la hadlay Warbaahinra Qaranka ayaa sheegay in ciidanka xoogga ay sido kale la wareegeen, deeggaannadda Warxoole, Ceelboore iyo Ceelgoro oo katisan Gobolka Ga;gaduud
Afhayeenka ayaa sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray in Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka ay ka sameeyeen howlgallo miino baaris ah degaannada, Wara-gibile, Ceelgorof, Wara-dhuumale, degaannadaas oo u dhaxeeya degmooyinka, Ceelbuur, guriceel & tuulada Bukur oo katirsan gobolka Hiiraan.
Leave a Reply