Sawiro:Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray xafiisyada Villa Hargeysa

Aadanmadoobe

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray qaar ka mid ah xafiisyadda guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa oo maalmihii  la soo dhaafay lagu waday dib u dhis balaaran.

Kormeerka Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, ayaa waxaa ku weheliyay Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Baarlmaanka Mudane Saciid Maxamed Cadow, isagoo warbixin ka siiyay dib u habeeynta lagu sameeynaayo xafiisyadda ay ku shaqeyn doonaan guddiyadda iyo Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.