Shalay bay ahayd markii Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maleeshiyaad la socday ay isaga soo baxeen deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ay maalmo ka hor lagala wareegay Al-Shabaab.
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Waxba Saaka waxaa magaaladaas la wareegay kooxda argagixisada Shabaaab.
Ka bixitaanka ciidamada Dowladda Soomaaliya ee deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud oo aysan ka hadlin saraakiisha xooga dalka ayaa waxaa uu dhabarjab ku yahay howlgalka gobolada ee dalka looga saarayo kooxda Al-Shabaab.
Leave a Reply